Return to Headlines

Shakopee Public Schools Distance Learning Plan

MARCH 17, 2020 - After several days of planning, the district is now able to share the plan for distance learning for our students.The Minnesota Department of Education expects schools to continue meeting the academic needs of students by providing distance learning opportunities through daily interactions with teachers.  Access to iPads, laptops, and other resources help us meet that goal.  Our plan will provide opportunities for all students to continue learning new material and practicing the skills they have already learned.

 In this plan you will learn more about:

  • Distance learning starting Monday, April 6
  • Grade by grade expectations
  • How to pick up devices (for students in grades 1-5 or 6th-12th graders who may have left them at school)

Click here to access the distance learning plan.

 

--------------------------

 

Qorsho la diyaarinayay dhowr maalmood kadib, degmadu hadda waxay awood u leedahay inay la wadaagto qorshaha wax lagu barto ee masaafaha fog looguna talagalay ardaydanada. Waaxda Waxbarashada ee Minnesota waxay rajeyneysaa in iskuulada ay sii wadaan dadalka lagu daboolayo baahiyaha waxbarashada ee ardayda, iyagoo siinaya fursada waxbarashada ee masaafaha fog si ay oola macaamilaan macallimiinta. Helitaanka iPads, laptops, iyo ilo kale ayaa naga caawinaya inaan gaarno himiladaas. Qorshaheenu wuxuu siin doonaa fursado dhammaan ardayda inay ku sii wadaan barashada maaddooyinka cusub iyo xajinta xirfadihii ay barteen.

Qorshahan waxaad ka baran doontaan:

  • Fasalka oo lagu baran doona qaab masaafad leh laga bilaabo Isniinta, Abril 6
  • Heerarka fasal kasta laga rabo xagga qorshahaan
  • Sida loo soo qaato qalabka (loogu talagalay ardayda dhigata fasalada 1aad-5aad ama fasalada 6aad-12aad ee laga yaabo inay qalab koodii ooga tageen Iskuulka)

Halkan guji si aad u hesho qorshaha qaabka masaafada wax lagu barayo.